Wararkii wargeyska SASA cadadkii 10 aad

Qof Soomali ah oo dukaankiisa lagu dhex gubey

Dhacdadii ugu xumeyd ayaa daraad ka dhacday meel u dhow Cape Town kadib markii si ula kac ah dab loo qabadsiiyey nin Soomaaliyeed oo dhex joogey cooshadiisa oo ka samaysan konteenar.

Maxamed Cali kalaay oo Cape Town ku dhintey kadib dhaawac loo geeystey

Maxamed Cali Kalaay oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee Cape Town ayaa rag hubeysan dhaawac u geysteen kadibna isbitaal ayuu ku dhintey dhaawicii soo gaaray dartiis.

Marxuumka ayay burcad hubeysan toogteen isagoo ku sugan dukaankiisa hortiisa, iyagoo aanan waxbo kale ka qaadan dukaanka.

Gudiga Qabanqaabada shirka oo howl bilaabay

Gudiga qabanqaabada ayaa bilaabay hoowshiisa qabanqaabada ee shirka Jimcaha ee Johannesburg iyadoo dadweynaha loo qeeybiyey boqolaal warqadood oo ah ogeysiiska shirka.

Sidoo kale waxaa ogeysiiska shirka la gaarsiiyey 5 boqol qof oo isticmaala shabakada Facebook, waxaadna kala socon kartaa xididka hoos ku xusan

Gudiga Qabanqaabada Shirka Johannesburg oo la magacaabay

Xarun madaxeedka ururka jaaliyada Soomaalida ee Koonfur Afrika SASA ee Johannesburg ayaa magacaabay 7 xubnood oo ah gudiga qabanqaabada shirka bulshada loo qabanayo ee ka dhacay Johannesburg maalinta jimcaha

1. Cali Siciid Najjaar Gudoomiyha
2. Hanad Maxamed Husseen ku xigeen
3. Maxamed Tube Xogheyn
4. Axmed Faaraxz Cabdulle xubin
5. Cabdinaasir Axmed Sh xubin

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Jaaliyada Soomaliyeed Koonfur Afrika ee SASA waxay ogaysiinaysaa dhamaan Bulsha waynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Johannesburg iyo nawaaxigeeda in uu jiro shir balaaran oo huwan warbixin iyo xog is waraysi uu bixinayo waftigii kasoo laabtey shirweynihii Qaramada Midoobey ee arrimaha qaxootiga kana dhacay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Somali refugees stranded in Randfontein

A group of Somali refugees in Randfontein are facing homelessness and growing uncertainty, while government and the United Nations pass the buck on who should be responsible for their welfare.

Polokwane Municipality commended for swift response to xenophobic attacks

International humanitarian organisations have commended the Polokwane Municipality for its swift response to this week's xenophobic attacks at the Westernburg Township in the province.

'Xenophobia victims must vacate Peter Mokaba stadium before weekend'

Foreign nationals, mostly Zimbabweans, still housed at the Peter Mokaba stadium in Polokwane, have until the end of the week to vacate the premises. They are part of a group that was driven out of the Westernburg Township during a spate of xenophobic attacks two weeks ago.

Immigrants 'denied health care'

South Africa's large immigrant population is routinely and illegally denied health care by clinics and hospitals, leaving them at mortal risk, Human Rights Watch said.

"Migrants to South Africa are abused in transit, attacked upon arrival, and then denied care when they are injured or ill," said Rebecca Shaeffer, a health campaigner for the group.

"There is no healing here in South Africa. Since I arrived here there is no rest, no recovery."

Executive Summary

— Ndona, Congolese refugee, Johannesburg