Isniinta waa Ciid

Sida ay shaaciyeen culumada Soomaaliyeed ee Al-Bayaan, maalinta isniinta ah ee todobaadka fooda inagu soo haya waa maalin ciid ah, dadkana waxaa loogu baaqayaa in ay ka warhayaan.

Barito oo ah maalin axad ah waa maalinta Carafo la taaganyahay, maalinta xigtana waa ciida weyn.

Waxaa loo diyaargaroobayaa dabaal dega ciida oo si weyn loo sugayo.

SASA News 06/12/2008