Dukaamo la xirey mpulanga
dukaamo ay leeyihiin dad ajaaniib ah magaalada Belfour ee gobolka Mpulanga ayaa albaabada loo laabay kadib markii degmada ay ka biloowdeen rabshado la xariira mudaaharaad ay sameeysanayaan dadka deegaanka
dukaamada la xirey waxaa inta badan leh shiinees, pakistaaniyiin, Ethiopian iyo Soomaali, waxay dadkani ka baqaayaan in la boobo, waxaana jira dukamao dhow ah oo la boobey
nama soo gaarin wax soomaali ah oo la boobey, xaaladuna waa mid kacsan iyadoo dukaamada y xiranyihiin
SASA News 21-07-2009