Gudiga Qabanqaabada Shirka Johannesburg oo la magacaabay

Xarun madaxeedka ururka jaaliyada Soomaalida ee Koonfur Afrika SASA ee Johannesburg ayaa magacaabay 7 xubnood oo ah gudiga qabanqaabada shirka bulshada loo qabanayo ee ka dhacay Johannesburg maalinta jimcaha

1. Cali Siciid Najjaar Gudoomiyha
2. Hanad Maxamed Husseen ku xigeen
3. Maxamed Tube Xogheyn
4. Axmed Faaraxz Cabdulle xubin
5. Cabdinaasir Axmed Sh xubin
6. Maxamed Aadan Cusmaan xubin
7. Waayeel Maxamed Cabdullaahi xubin

Gugida waxa uu leeyaha kulamo illaa barito