Gudiga Qabanqaabada shirka oo howl bilaabay
Gudiga qabanqaabada ayaa bilaabay hoowshiisa qabanqaabada ee shirka Jimcaha ee Johannesburg iyadoo dadweynaha loo qeeybiyey boqolaal warqadood oo ah ogeysiiska shirka.
Sidoo kale waxaa ogeysiiska shirka la gaarsiiyey 5 boqol qof oo isticmaala shabakada Facebook, waxaadna kala socon kartaa xididka hoos ku xusan
http://www.facebook.com/pages/Johannesburg-South-Africa/Somali-Associati...
Noqo taageere kuna biir shabakada layaabka leh ee Facebook ee SASA
Kasoo qeybgalkaagu waa muhiim