MA DOONEYSAA? DALBO KAARKA SASA .

maka warheeysaa kaarka aqoonsiga ee SASA? kaarka waa mid heersare ah oo kaa anfacaya waxyaabo baddan oo aad oga baahantahay xagga aqoonsiga jinsayadaada.

kaarka waa mid ay dowlada aqoonsantahay, waxaana lagula talinayaa in xubnaha ay wada qaataan.

wixii faahfaahin ah oo kaarka ku saabsan waxaad ka heleysaa xafiisyada SASA ee gobolada.

haddii aad dooneysid kaarka ka dalbo xafiiska weyn ee Johannesburg ama meelaha kale.

SASA News