SASA oo u direysa tahniyad ummada soomaaliyeed ee k/afrika iyo talooyin muhiim ah
maamulka jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka k/afrika SASA waxeey tahniyad u direysaa dhamaan ummadda soomaaliyeed ee ku nool dalka k/afrika inuu eebe gaarsiiyo sannadkan kiisa kale ayagoo qaba caafimaad iyo cibaado wanaagsan
Isniinta waa Ciid
Sida ay shaaciyeen culumada Soomaaliyeed ee Al-Bayaan, maalinta isniinta ah ee todobaadka fooda inagu soo haya waa maalin ciid ah, dadkana waxaa loogu baaqayaa in ay ka warhayaan.
Barito oo ah maalin axad ah waa maalinta Carafo la taaganyahay, maalinta xigtana waa ciida weyn.
Waxaa loo diyaargaroobayaa dabaal dega ciida oo si weyn loo sugayo.
SASA News 06/12/2008
Xaflado xiritaanka sanad dugsiyeedka mandarasooyinka Soomaalida K/Afrika
Boqolaal caruur Soomaaliyeed ah ayaa markii ugu horeysey si isku mid ah K/Afrika waxaa oga socota daruus diini ah iyo mid maadi ah kuwaasoo ka baxaya machadyo iyo mandarasooyin ay Soomaalidu sanadihii dhawaa ka fureen dalkani oo horaan caruurta Soomaaliyeed ay aad ugu yaraayeen (WARBIXIN labbo dhacdo oo isku mid ah).
Refugees 'need added security'
December 05, 2008 Edition 2
By FRANCIS HWESHE
Special Correspondent
Continuing violent attacks on refugees who hae reintegrated into local communities highlights the need for security strategies to be stepped up, the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) has warned.
Diyaar Garoowga Ciida oo socda.
Qoysaska Soomaaliyeed ee dalka kusoo kordhaya iyo caruuraha baddan ee dalkani ku dhalanaya ayaa waxaa laga dareemayaa maalmahani diyaar garoow xoogan oo ay ugu jiraan soo dhaweynta munaasabada ciidul adhxaa.
Maalmo yar ayaa naga xiga xiliga loo dabaal degayo munaasabada ciida, waxaana socda diyaar garoow xoogan oo waalidiinta iyo dadweynaha Soomaaliyeed ay ugu jiraan munaasabada ciida.
December, macaash iyo murugo.
Waa markale iyo bishii December, sanad kasta xiligani oo kale ayaa ah xiliga ay hiigsadaan ganacsato baddan oo Soomaaliyeed, sababtuna waxay tahay macaashka laga hello ganacsiyada marka ay bishani timaado, hase yeeshee waa bil murogo iyo cabsi kullansatay.
MA MOODAYN SIDAN BAL MALEEYA OO MAXAA LAGU METELAA?
Maqal iyo Map-ka oon ka arkay mooyee si kale uma aqoon, marka laga reebo meel nolol saraysa, maciishad macaan, maal laga tabco, magac iyo maamuusna laga helo.
Magac waxaad ku leedahay meel lagaa yaqaan, maalna Mawlaa baxsha, mawdkuse waa halkiisa oo marnaba la huri mayo. Midse waa madaxaaga wax ku jiro ood mustaqbalka hiigsanayso maalinna aad gaari doonto hadii aad mutaysato.
Dad lagu xirxirey xafiiska Home Affairska iyagoo sharciyo been abuur ah watta.
Sida ay sheegayaan warar hor dhac ah oo kazoo baxaya xarumaha lagu hayo dadka masaafuriska ah ayaa sheegaya in halkaasi lagu hayo dad Soomaaliyeed oo aan tiradooda la sheegin laga qabtay manta xafiiska qaabilaada qaxootiga ee Johannesburg kadib markii lagu qabtey sharciyo been abuur ah.
Shir heer maamuleed oo ka dhacay King Williams Town
KING WILLAIMSTOWN: shir eey is kugu yimaadeen maamulka jaaliyadda SASA ee magaaladda KINGWILAIMSTOWN IYO gudoomiye kuxigeenka gobolka Eastern cape mudane: c/raxmaan Raabi ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amaan ee magalaada king wilaimstown iyo dardar galinta maamulka magaaladda.
Kullan ka dhacay xafiiska SASA ee EC
PORT ELIZABETH: kulan balaaran oo xalay ka dhacay xafiiska Jaaliyadda soomaalida SASA ee Gobolka Eastern Cape ayaa lagaka wada hadlay xaaladda soomaalida dalka k/ afrika iyo sidii loo heli lahaa wada shaqeyn buuxda oo dhex marta dhamaan goboladda dalka